Gå till innehåll
meny

Isbedelada waxbarashada dadka waaweyn inta lagu jiro teeramka gu’ga 2025 (somaliska)

Dugsiga Risberska wuu xiranyahay teeramka gu’ga 2025 oo dhan sababtuna waa dhacdhadii dilka ahayd ee 4 ta febraayo. Waxbarashadii laga bixin lahaa dugsiga Risbergska hadda waxaa laga bixin doonaa meelo kale. Dhaqdhqaaqyadii kale ee ka socday dugsiga Risberska xitaa saameyn ayuu ku yeelanaa.

Xilliga koorsada bilaabaneyso, waqtiyada codsiga iyo maalmaha dhameystirka

Taariikhda koorsada bilaabmeyso, xilliga la codsanaayo, maalinka ugu dambeyso ee la dhameystiraayo iyo jawaabta oggolaanshaha dib ayaa loo dhigay. Koorso walba boggeeda ayaad ka heleysaa taariikhda khuseysa.

Intee lagu dhigaa casharada koorsadii aan dhiganaayay?

Cinwaanka

City konferenscenter
Klostergatan 23
703 61 Örebro

Hel meeshaan

Baska

Joogsiga basaska ee ugu dhow Klostergatan 23 waa xarunta safarada ee Örebro halkaasoo ay istaagaan inta badan basaska magaalada ka shaqeeya.

Jadwalka markaas shaqeynaaya iyo qiimaha kaarka baska iyo tikidhka waxaad ka heleysaa bogga shabakada Länstrafiken.

Cinwaanka

Köpmangatan 64
702 23 Örebro

Hel meeshaan

Basaska

Joogsiga basaska ee ugu dhow Köpmangatan 64 waa Olof Palmes Torg halkaasoo ay soo maraan basaska nambarkoodu yahay 5 iyo 7.

Jadwalka markaas shaqeynaaya iyo qiimaha kaarka baska iyo tikidhka waxaad ka heleysaa bogga shabakada Länstrafiken.

Cinwaanka

Goobo waxbarasho oo uu hore u lahaa dugsiga Sörbyäng
Mejramvägen 111
702 18 Örebro

Hel meeshaan

Basaska

Joogsiga basaska ee ugu dhow Mejramvägen 111 waa Karlsdalsallén halkaasoo uu maro baska nambar 5.

Jadwalka markaas shaqeynaaya iyo qiimaha kaarka baska iyo tikidhka waxaad ka heleysaa bogga shabakada Länstrafiken.

Cinwaanka

Drottninggatan 60
702 22 Örebro

Barashada xirfadaha ee laga bixiyo goobta ku taalo Drottninggatan waa:

  • Undersköterska (kalkaaliso hoose)
  • Barnskötare (daryeelka caruurta)
  • Elevassistent (caawinta ardayda)
  • Kompetenslyftet (Äldreomsorgslyftet) (kor u qaadida aqoonta) (kor u qaadida aqoonta daryeelka waayeelada)
  • Kombo – Undersköterska (tababarka iskudhafka - kalkaaliso hoose)
  • Kombo – Barnskötare (tababarka iskudhafka - daryeelka caruurta)
  • Kombo – Restaurangbiträde (Tababarka iskudhafka- xirfadaha maqaayadda)
  • Kombo – Servicereseförare (tababarka iskudhafka- barashada darawalnimada gaadiidka adeega)

Hel meeshaan

Basaska

Joogsiyada basaska ee ugu dhow waa Olof Palmes Torg iyo Kungsgatan. Olof Palmes Torg waxaa mara baska nambar 5 iyo 7 iyo Kungsgatan oo uu maro baska nambar 7.

Jadwalka markaas shaqeynaaya iyo qiimaha kaarka baska iyo tikidhka waxaad ka heleysaa bogga shabakada Länstrafiken.

Dhaqdhaqaaqyada kale ee uu saameeyay xirnaanshaha dugsiga risberska waa

Restaurang Emelie (Maqaayadda Emelie)

Maqaayadda Emilie hadda waa Café Hjärtat wuxuuna ku yaalaa lookaalka uu hore u lahaa dugsiga Sörbyäng.

Cinwaanka

Mejramvägen 111
702 18 Örebro

Taageerada ardayga

Goobta iyo xilliyada uu furan yahay taageerada adrayga halkaan ayaad ka heleysaa.

Senast uppdaterad:

Publicerad:

Kontakta Komvux

Kontakta Örebro kommuns servicecenter

Telefon: 019-21 10 00 

Öppettider: Måndag–fredag kl. 8–16.30

Besöksadress: Näbbtorgsgatan 10

Öppettider: Måndag–fredag kl. 10–16

E-post till servicecenter

servicecenter@orebro.se